Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo
Muqdisho | September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee tababarka...
Dhimasho ka dhalatay Qarax ka dhacay Afghanistan
Muqdisho | September 18, 2021–Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo...
Rooble oo gudoomiyay Shirka tiirka dhaqaalaha
Muqdisho | September 18, 2021–Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha ayaa Xafiiska...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 18, 2021–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay guddiga xaqiijinta haweenka
Muqdisho | September 18, 2021–Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta...
Midowga Yurub oo war ka soo saaray khilaafka Rooble iyo Farmaajo
Muqdisho | September 18, 2021–Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay...
Shirkii uu ku baaqay Farmaajo oo maanta lagu soo bandhigaayo xogta Ikran
Muqdisho | September 18, 2021–Waxaa lagu waddaa in manta magaalada Muqdisho uu ka dhaco shirka Amniga qaranka ee...
Doorashada labo kursi oo Aqalka Sare ka tirsan oo maanta ka dhaceysa Jowhar
Muqdisho | September 18, 2021–Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu waddaa in ay ka dhacdo...
Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo war kasoo saaray cabasho laga gudbiyay
Muqdisho | September 18, 2021–Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayaa ka jawaabay cabasho ay soo gudbiyeen xildhibaano ka mid ahaa...