Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo ku dhawaaday Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay welinayaan kuwa Maamulka Galmudug ayaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan waxaa...
Masiixiyiin Mareykan ah oo lagu afduubtay dalka Haiti
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Ugu yaraan 17 qof oo Masiixiyiin Mareykan ah iyo qoysaskooda oo ay ku jiraan...
Dalalka Jaamacadda Carabta oo shaaciyay inay taageerayaan doorashada Somalia
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=War-murtiyeed kasoo baxay shirka Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo dhaweeyay go’aankii Maxkamadda Caddaaladda...
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Ciidanka dowladda
Muqdisho|| QOL| October 17 2021=Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka...
Wafdigii Dowladda ay u xil saartay ka qeybgalka go’aankii Maxkamada ICJ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Waxaa si heersara ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay guddi cusub
Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Madaxweynaha Galmudug ayaa magacaabay guddiga daadejinta adeegga dowladaha hoose. Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa...
Soomaaliya iyoThailand oo ka wada hadlay horumarinta labada dal
Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamud Axmed Nuur ayaa la kulmay danjiraha Thailand...
Mareykanka oo sheegay in uu taageero u fidinaayo qoysaska dadkii ku dhintay duqeyntii Kaabuul
Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin...
Xaalad kacsanaan ah oo wali ka jirta degmada Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 16 2021=Waxaa wali xiran qaar kamid ah Goobaha Ganacsiga ee kuyaal degmada Guriceel ee Gobolka...
Shir laga yeeshay Amni darrada kusoo batay degmada Marka
Muqdisho|| QOL| October 15 2021=Guddoomiyaha Magaalada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow iyo Qaar kamid ah ku xigeenadiisa ayaa...