Gudoomiye Jacfar oo Xildhibaan loo doortay
Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Ukraine iyo Ruushka
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha...
Doorashada kuraas aan lagu tartamin oo ka dhacday Muqdisho
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku...
Go’aano kasoo baxay Shir looga hadlayay Amniga Magaalada Garoowe
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah Shir Guddoomiyay Shirka...
Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku...
Guddiga doorashooyinka oo Saddex Bilood mushaar qaadan
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in Guddiga Maaliyadda doorashada oo uu dejiyay inay aheyd in ka...
MD Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha muddo xileedkiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Madaxweyanaha Galmudug?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi...
Madaxweynaha Jubbaland oo Hay’adda IOM kala hadlay waxka qabashada Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga...