Amb, Safiina” Waxaan rajo ka qabnaa in si deg deg ah loo dhameeyo doorashada Golaha Shacabka”
Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay u socdaan sidii loogu...
RW Rooble oo Imaaraadka kala hadlay u gurmashada dadka ay saameeysay Abaarta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan waddanka Imaaraadka Carabta ayaa halkaasi waxaa uu...
Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli ta...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Beledweyne
Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyey shir looga hadlayay Arimaha...
Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Cadaado
Wafdi ka socda Hay’adaha UN-ka ee Aaramada Midoo ay ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxaan...
Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xukuumadda ee Arrinta ONLF
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci darro...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo caqabadaha doorashada kala hadlay Safiirka Britain
Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedeeral Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan madaxa xiriirka caalamiga Maxamed Muuse iyo...
Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.
Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian...
Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray
Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta soo gaaray Danjiraha cusub ee Mareylanka u soo Magacaabay Soomaaliya Danjire Larry André, kaas...
Banaanbaxyo ka socda Hargeysa
Banaanbaxyo lagu taageerayo dooddii Baarlamaanka UK ee aqoonsiga Somaliland ayaa ka socda Magaalada Hargeysa.Banaan-baxaan oo lagu qabtay Beerta...