Galmudug oo shaacisay qabashada doorashada 21 Kursi oo noqonaya Kuraasta ugu Badan ee lashaaciyo Doorashadan.
Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi ee taalay Dhuusomareeb.tirada guud ayaa ahayd 26 kursi balse horey...
Maxkamadda CQS: Dhiigga ku daatay Guriceel & Dhuusamareeb waa in loo maxkamadeeyaa Dadkii ka dambeeyay
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee DG Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasanley ayaa sheegay in lala xisaabtami doono qofkii...
Xukuumadda Soomaaliya oo ay suuragal ka tahay in ay Eriso Ergayga Midowga Afrika francisco Madeira
Illo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyay Mustaqbal Media in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...
Madaxweyne Deni oo Magacaabis Sameeyay
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022,...
Dad lagu eedeeyay cunista hilibka dadka oo la xiray
Booliska gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed Nigeria, ayaa sheegay inay xireen afar qof oo lagu eedeeyay inay ku lug...
Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo la doortay
Muuse Geelle Yusuf ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT, isagoo helay codod dhan 14 cod, halka C/raxiin...
Koox burcad ah oo Boosaaso lagu qabtay
Qaar kamid ah Shacabka magaalada Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay nin hubaysan oo qori ku baaranayay dadka.Shacabka...
Fiqi” Qoorqoor wuxuu si bareer ah u boobaya kuraasta beellaha”
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug in uu ku...
RW Rooble” Suurtagal maahan in Somalia colaadiso dalal ay kala dhaxeeyaan dano badan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula...