Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Saraakiisha Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM kala shiray Amniga
Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay...
Dowladda Qatar oo cambaareeysay qarax ka dhacay Jubbada Hoose
Qaraxa oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Jimcihii la soo dhaafay qabsaday Gaari HOMEY ah...
Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa Magaalada Jowhar ee...
Xal u raadinta dhinacyadii ku dagalaamay degaanka Haraale oo billowday
Kullan ballaaran oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa dagaal Beeleedkii ka dhacay degaanka Haraale oo hoostaga...
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Garoowe
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe waxaa ay ku qabteen doorashada lix...
Puntland oo Ciidamo u dirtay degaan lagu dagaalamay
Ciidamo katirsan kuwa dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay Maanta howlgal ku gaareen degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag...
Shir looga hadlayay la dagaalanka maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah...
Turkiga oo duqeeyay Kurdiyiinta Ciraaq iyo Suuriya
Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga, ayaa Arbacada maanta ah sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen goobo ay Kurdiyiintu Ciraaq...
Rag hubeysan oo xirtay waddo kutaalla degaan ka tirsan Galgaduud
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Bar-koontorool dhigtay duleedka degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan u...
Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ee Magaalada Kismaaho ku qaabilay Safiirka Dowladda UK...