Shir ku saabsan horumarinta degmooyinka Soomaaliya oo ka socda Ruwanda
Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Ayaa Magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda kaga qeyb...
Jabuuti oo Xabsi Guri ka dhigtay taliyeyaal looga shakiyay Afgembi
Dowladda Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay Xabsi guri ka dhigtay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Milateriga...
QM oo ka walaacsan xiisada Ukaine ee sii kordheysa
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee...
Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Askari dilay Bajaajle
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Askari katirsan Ciidamada dowladda kaas oo Magaalada...
Diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha Shacabka oo ka billaabatay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta musharrixiinta...
RW oo dalbaday in dib loo dhigo kursiga uu u tartamayo Fahad Yaasiin
Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga hirgelinta...
Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay Saraakiishii kacdoonka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo amar siiyay Saraakiisha ciidanka ee Beledweyne
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa shir gudoomiyay kulanka...
Shir looga hadlayay gurmadka abaaraha oo Baydhabo ka dhacay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen shir looga hadlayay Arrimaha Abaaraha.Shirkaan ayaa looga hadlayey...
Kursigii labaad oo lagu doortay Dhuusamareeb
Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#081 oo...