Mareykanka oo looga dhawaaqay in laga soo saaray Daawo u roon Corona Virus
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Saynisyahanno ka tirsan shirkadda ku takhasustay cilmiga bayoolajiga ee California ayaa helay...
Puntland oo xaqiijisay 136 kiis oo Corona Virus ah
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa xaqiijisay in 11 ruux 24kii saac ee...
Midowga Yurub oo dalalka Geeska Afrika ugu deeqay € 105.5 milyan
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in uu siin doono dalalka geeska Afrika...
Soomaaliya oo ka hor timid dib u dhigidda dhageysiga dacwada badda
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid dib u dhigidda dhageysiga dacwada badda...
Ciidanka dowladda oo heshiis dhex dhigay beello wada degga gobolka Mudug
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Taliyaha Qaybta 21-aad General C/Casiis C/laahi Cabdi “Qooje” iyo saraakiil qaybta ka...
Kenya oo markale dooneysa in dib loo dhigo dhagaysiga dacwada badda
Mogadisho | QOL | May 16 2020–Khilaaf hor leh oo la xiriira dhegeysiga dacwadda badda ee hor taal...
Maamulka degmada Garbahaarey oo baaq soo saaray
Mogadisho | QOL | May 15 2020–Mudooyinkii u danbeeyay waxaa biyo la’aan baahsan soo wajahay degmada Garbahaarey ee...
Guddoonka BFS iyo Madaxweynihii hore ee dalka oo Turkiga kasoo ambabaxay.
Mogadisho | QOL | May 15 2020–Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga waxaa barqonimadii maanta kasoo ambabaxay Guddoomiyaasha Golaha...
Puntland oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | May 15 2020–Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta shaacsisay natiijada dad looga shakisnaa...
Waqtiga dib loo furayo duulimaadyada Soomaaliya oo la shaaciyay
Mogadisho | QOL | May 15 2020–Waxaa Maanta garoonka Diyaaradaha Dulles International Airport ee waqooyiga gobolka Virginia ka...