Somaliland oo Maanta diiwaangelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | May 14 2020–Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliland ayaa Maanta shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka...
Dhimasho ka dhalatay roob ka da’ay deegaano ka tirsan Galgaduud
Mogadisho | QOL | May 14 2020–Khasaaro sababay dhimasho iyo burbur hantiyadeed ayaa ka dhashay roob saacadihii la...
Dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose
Mogadisho | QOL | May 14 2020–Dagaaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa deegaanka lambar 60 ee...
Jubbaland oo sheegtay inay ka feejigan tahay weerarada Al-Shabaab
Mogadisho | QOL | May 14 2020–Maamulka jubbaland ayaa sheegay in iyada oo lagu guda jiro Bisha Barakeysan...
RW Kheyre oo Guddoomiyey Shir looga hadlayay fatahaadaha soo laab laabtay
Mogadisho | QOL | May 13 2020–Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay...
Gabadhii Soomaaliya laga sii daayay oo hanjabaad la kulmeysa
Mogadisho | QOL | May 13 2020–Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa furtay baaritaan ku aadan hanjabaad ka...
Dhaqaalaha Sacuudiga oo hoos u dhac xooggan ku yimid
Mogadisho | QOL | May 13 2020–Dawladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in dhaqaalaha dalka oo hoos u dhacay...
Dowladda oo shuruud ku xirtay in dalka lagu soo celiyo Somalida ku xayiran Kenya
Mogadisho | QOL | May 13 2020–War kasoo baxay Safaarada Soomaaliya ee dalka kenya ayaa waxaa la ogeysiiyay...
Guddoomiyaha G/Hiiraan oo baaq kasoo saaray xaalada Beledweyne
Mogadisho | QOL | May 13 2020–Guddoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in maamulkooda uu...
Xildhibaano kasoo horjeestay go’aan kasoo baxay Dowladda Federaalka
Mogadisho | QOL | May 13 2020–Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka aqalka sare ahna Xoghayaha arrimaha dibadda Xisbiga Himilo Qaran...