Wararka Puntland oo faahfaahisay dagaal lagu qabtay xubno ka mid ah Al-Shabaab
Mogadisho | QOL | August-20-2020–Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo...
Wasiir Cawad “Gobolka Shiinaha katirsan ee Taiwan waxa aan u sheegeynaa in uu faragelinta ka daayo Soomaaliya”
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Danjire Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Laanta Afsoomaaliga...
SAWIRO:-Banaanbax ka dhacay Magaalada Baydhabo
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur...
Ciidamo farabadan oo lagu daadiyay wadooyinka Beled-Xaawo
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Ciidamada oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Gedo oo ah Ciidamada sida...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha...
Xildhibaan Dowladda ku Eedeeyay Amni darrada Gobolka Gedo
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo...
MD La afaganbiyey Oo Iscasilay !!!
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Madaxweynaha dalka Mali Ibrahim Boubacar Keita ayaa xalay saqdi dhexe ku dhawaaqay inuu iska casilay...
Dad loo qabtay qarax ay askar ku geeriyoodeen
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweynee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku...
Wararkii ugu dambeeyay Shirarka ka socda Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa weli ka socda shirar gaar gaar ah oo u...
Maamulka G/Banaadir oo kulan deg deg ah ka yeeshay Amniga
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Kusimaha Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Axmed Xasan Iimaan ayaa...