Taiwan oo Maanta Xafiis Diplumaasiyadeed ka furatay Hargeysa
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Taiwan oo aamisan inay ka Go’day Dowladda Shiinaha ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay...
Kulamo horudhac u ah Shirka oo ka socda Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dhuusamareeb...
SAWIRO:- Mas’uuliyiin Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii liido
Mogadisho | QOL | August-17-2020–Kusimaha Duqa Caasimadda Ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan ayaa...
Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka Dhuusamareeb
Mogadisho | QOL | August-17-2020–War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu cadeeya mowqifkooda ku aadan ka qeyb-galka...
DEG-DEG:-Qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hoteel ku yaalla xeebta Liido
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday Hoteelka Caanka ah...
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo maalmahan ugu...
Diyaaradda Turkish Airlines oo dib u bilaabaysa Duullimaadyadii Somalia
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wasaaradda Gaadiidka dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabeys duulimaadyada Caalamiga ah...
Wasiir Falagle” Dadka Waqtigooda ku imaan waaya Shirka Dhuusamareeb waxaan u aragnaa kuwo diidan”
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa lagu wadaa in uu dhawana ka furo Shir u...
Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliland oo toogasho lagu dilay
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wararka laga helayo Degmada Lughaye oo ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan in...
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku wajahan Gobolka Gedo
Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka waxbarashada xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare ayaa lagu...