Dowladda oo Ciidamo ku kordhisay Baraha Koontorool ee lagu hubiyo Gaadiidka
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Baraha Hubinta Gaadiidka ee Magaalada waxaa ay weli ka wadaan baaritaano...
Maxay tahay u jeedka Madaxweynaha Jubbaland uu u tagayo Garoowe?
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in uu safar ku tago...
Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Deni & Golihiisa Wasiirada?
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada...
Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga Labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Guddoonka Baarlamaanka Dowlad goboleedka Gamudug ayaa Maanta oo Axad ah shaaciyay waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga...
Guddi loo saaray xakameynta Gaadiidka waaweyn ee Cariiriga ku haaya Muqdisho
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid...
Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland AxmMaxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee...
Kulan laga yeeshay Amniga Guud ee Gobolka Bari
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Guddiga Amniga Gobalka Bari ayaa Maanta oo Axad ah Kulan la Qaatay Saraakiisha Iyo Gudoomiyaasha...
Maxkamad ku taalla Jarmalka oo Haweeneey Soomaali ah xukun
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Haweeneydaan oo Magaceeda lagu soo koobay Nimco ayaa waxaa xukun Xabsi ah ku riday Maxkamad...
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Amaro soo saaray
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen Amaro ku...
Ninkii Adduunka ugu da’da weynaa oo geeriyooday
Mogadisho | QOL | August-23-2020-Nin u dhashay Koonfur Afrika oo la aamminsan yahay inuu ahaa ninka ugu da’da weyn...