Erdogan iyo Trump oo wada-hadallo yeeshay
Mogadisho | QOL | August-27-2020-Madaxweyniyaasha Turkiga Tayyip Erdogan iyo Donald Trump ayaa telefoon kaga wadahadlay xiriirka labada dhinac, arrimaha...
Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Turkiga
Mogadisho | QOL | August-27-2020-Inta la xaqiijiyay ilaa 51 Ruux oo ay soomaali ku jiraan ayaa laga soo badbaadiyay...
Dowlad Goboleedkii ugu horeeyay oo soo dhaweeyay Xeerka Saxaafadda
Mogadisho | QOL | August-27-2020-Maamulka Galmudug ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeyay xeerka Saxaafadda uu ansixiyay Madaxweyne...
Madaxweyne Qoor Qoor oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug
Mogadisho | QOL | August-27-2020-Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa xeer soo baxay oo...
Maamulka G/Banaadir oo soo saaray go’aano ku socda dugsiyadda Waxbarashada
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Qoraal kasoo baxay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu amray Dugsiyada Gobolka Banaadir inay...
Axmed Madoobe, Xidig iyo Seeraar oo gaaray Garoowe
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada Garoowe ee...
SAWIRO:-Galmudug oo faah faahisay howlgalka ka bilaawday Gaalkacyo
Mogadisho | QOL | August-24-2020–Ciidanka Booliska & Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa Magaalada gaalkacyo qeybta Galmudug ka bilaabay howlgallo lagu...
Maxkamadda G/Banaadir oo Xukuno adag ku riday Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimadka
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 24/8/ 2020 waxaa ay xukuno...
Ciidamo howlgal ka bilaabay Magaalada Gaalkayco
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug ayaa Magaalada gaalkacyo qeybta Galmudug ka bilaabay howlgallo lagu sugayo Ammaanka,...
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay in uu Shir ugu yeero Madaxda Puntland & Jubbaland
Mogadisho | QOL | August-24-2020-Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa waxaa ay dadaal u galeen sidii loo...