Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay
Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar...
35,000 oo arday oo u fadhiistay Imtixaanka dugsiga Sare ee dalka
Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo maanta...
Galmudug oo War kasoo saartay weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Baxdo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in saaka waaberigii hore ay Al-Shabaab weerar...
DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa...
Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay degaanka Baxdo oo kordhay & wararkii ugu dambeeyay
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerar qaraxyo ku bilaawday oo xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay...
Awoodda Militeriga: Soomaaliya oo ka sare martay waddan Yurub ka tirsan
Bogga Golobal firepower oo sanad walba soo saara liiska awoodda militeriga ee dalalka caalamka ayaa cusboonaysiin ku sameeyay...
Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka tiro madaafiic ah...
Mareykanka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Al-Shabaab
Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan A.lshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan...
Dowladda Somalia oo Maanta daahfurtay Barnaamij looga jawaabayo abaarta kajirta dalka
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday lamaane ka tirsan Kooxda Daacish
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Dayib Macalim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi...