Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Aqbalay in Soomaaliya u dhoofiyaan Jaadka
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu...
Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Hiiraan
Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa maalintii labaad Hoghaaminaya howlgal ka dhanka ah Al-Shabaab , kaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa aan saaxiibo la ahaan doonnaa dal walba oo diyaar u ah in uu ixtiraamo madax bannaanida dalkeena iyo mid ahaanshaha gayyigeeda.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay...
Xasan Sheekh Maxamuud oo loo caleema-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya
Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur...
Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo
Shir looga hadlayey Arrimaha Amaanka, degaannada Koonfur Galbeed ayaa lagu Qabtey Maanta Xarunta Wasaardda Garsoorka iyo Cadaaladda Koonfur...
Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo...
RW Rooble oo baaq deg deg ah u diray Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo khdubad ka jeediyay Munaasabadda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciidamada Somaliland oo rasaaseeyay Banaanbax ay dhigayeen mucaaradka & khasaaro ka dhashay
Waxaa Maanta Magaalada Hargrysa ee degaannada Somailand ka bilaawday Banaanbax rabshado wato oo ay dhigayaan Xisbiyada mucaaradka Somaliland,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay masuuliyiin cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay La-Taliyeyaasha...
Puntland oo ka hortimid qiimaha xajka ee la kordhiyay
Puntland ayaa ka hortimid qiimaha ay dowladda Soomaaliya sannadkan u jaan-goysay tegidda Xajka kaas oo dhan $5,230 Dollar....