Khasaaro ka dhashay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho
Qaraxa oo jugtiisa siweyn loo wada maqlay ayaa ka dhacay degaanka Weeydoow ee duleedka Magaalada Muqdisho kuna yaalla...
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo is casilay
Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa shaaciyay in uu xilkii iska casilay kaddib,...
Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Afgooye
Wasiirka Wasaaradda ariimaha Gudaha KGS ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe,iyadoo xilka laga...
AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran ee ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo...
Maxaa looga hadlaya kulanka Aqalka Sare ee hadda socda?
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 5-aad ee Kalfadhiga 1-aad ayaa meel mariyay...
Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la dagaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah
Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer Somaliland...
Shirka golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu waddaa in uu maanta Shir gudoomiyo Shirka golaha wadatashiga qaran...
Ku dhawaad 40,000 oo arday oo imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland
Saaka Somaliland 40,000 kun oo arday ayaa u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee dugsiyadda Sare iyo Dhexe sida...
Xisbiyada Mucaaraadka Somaliland oo sheegay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta iclaamiyeen
Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa dib u dhigay banaanbax weyn oo maanta lagu waday in uu ka...
Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha la dagaalanka musuq maasuqa
Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti. Masuuliyiin...