Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaxootiga ku tabaalaysan Yemen
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah Soomaali ah dalkooda...
Musharax Daahir Geelle oo ka hadlay Askar ka mid ah ilaaladiisa oo Qarax lala beegsaday
Muqdisho, 14da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka tacsiyeeyay askar ka mid ilaaladiisa oo xalay qarax...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Hogaamiyeyaasha Mareynka iyo India
Muqdisho, 13da Maarso, 2021La Taliyaha Amniga Mareykanka Jake Sullivan ayaa sheegay in shirkii uu Madaxweyne Joe Biden la...
Tallaalka Karoona oo la gaarsiiyay Dowlad Deegaanka Soomaalida
Muqdisho, 13da Maarso, 2021–Waxaa magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya la gaarsiiyay tallaalka ka hortagga cudurka...
Dowladda Tanzania oo beenisay in Madaxweyne John Magufuli uu haleelay COVID-19
Muqdisho, 13da Maarso, 2021Madaxweynaha Tansaaniya John Magufuli ayaa caafimaadkiisu wanaagsan yahay u si caadi ah u shaqeynayaa ka...
Galmudug oo diyaarinaysa Ciidamo Al-Shabaab ka saara degaanada ay ku sugan yihiin
Muqdisho, 13da Maarso, 2021Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka General Maxamed Cadoow Cali “Sanka” oo kormeer...
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay” Soomaaliya waa in ay ka dhacdo doorasho aan mar kale dib u dhicin”
Muqdisho, 13da Maarso, 2021–Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii meel mariyay qaraar lagu kordhinayo waqtiga howlgalka nabad...
UK oo ku baaqday in la sii waddo wadahallada si loo dhameeyo khilaafka doorashada Soomaaliya
Muqdisho, 13da Maarso, 2021-Safiirka cusub ee dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster ayaa kulan la qaadatay xubno...
Kenya oo mamnuucday Isu imaatinada Siyaasadeed
Muqdisho, 13da Maarso, 2021-Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa mamnuucay dhamaan noocyada shirarka siyaasadeed ee dalka mudo dhan 30...
Wasiirka xajka iyo cumrada oo shaqada laga eryay
Muqdisho, 13da Maarso, 2021–Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan ayaa eryay Mohamed Benten oo ah wasiirka xajka iyo cumrada, waxaa...