Guddiga lagu muransan yahay oo soo saaray war ku saabsan doorashada
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Guddiga lagu muransan yahay Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay kulanka loo madlan yahay...
Dacwada badda Soomaaliya oo maanta mar kale bilaabatay
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ...
Talaalka Covid19 oo gaaray Puntland
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe qeybtii koobaad ee tallaalka COVID-19 kana timid xarunta COVAX,...
Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Qaar oo Kulmay
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Gudoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Axmed ayaa Maanta kulan la...
Axmed Madoobe “Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa in si wadajir ah loogu midoobo difaaca Baddeena”
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka QM
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa...
Maxaa ka jiraa in Kenya lagala wareegi doono dekedda Mombasa?
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Wasiirka maaliyadda Kenya Ukur Yatani ayaa beeniyay wararka sheegayo in Kenya ay qarka u saaran...
Saldhigga Mareyknaka ee Ciraaq oo La Weeraray
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Toddoba gantaal ayaa Isniintii lala beegsaday saldhig marti-geliya ciidamada Mareykanka oo ku yaalla waqooyiga Baghdad,...
Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ee la keenay dalka
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa...
Sharaxaad:- Badda Soomaaliya ee Kenya muranka galisay
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Isniinta maanta ah, maxkamadda ugu saraysa ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay bilawdo...