Puntland oo maanta uu ka bilaawday Tallaalka COVID-19
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa maanta Puntland ka bilaawday Tallaalka Covid19, kaasi oo wasiirka cadaalada,Dastuurka, arimaha diinta iyo dhaqan...
Xildhibaan sheegay in Maleesheeshiyad la keenay xarunta ay ku shirayaan Golaha Shacabka
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Iyada oo lagu wado in saacadaha soo socda uu furmo kulanka Golaha Shacabka ayaa xildhibaano...
Xildhibaan Jeesow “ Waa suurtogal in Maanta Kulanka Golaha lagu daro mooshin la xiriira muddo kordhin”
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa lagu wadaa in Goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho uu ka furmo kulanka...
Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam o...
Beesha Caalamka oo baaq kasoo saartay doorashada Soomaaliya
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Weli waxaa Muqdisho ka taagan khilaafka ku aaddan doorashada xilligeedii ka dib dhacday, waxaana taagan...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay gaari Bas ah oo lagu qarxiyay duleedka Mandheera
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Koromey...
Qodobada ay ku heshiiyeen Cabdirashiid Janan & dowladda Soomaaliya oo la soo bandhigay
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa Maanta shaaciyay 5...
Ururka Jaamacadda Carabta oo War kasoo saaray khilaafka doorashada Soomaaliya
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Xoghayaha Guud ee Ururka Jamaacadda Carabta, Axmed Abu Kheyd ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha...
MD Farmaajo oo taageero dhaqaale ka dalbaday Ururka Jaamacadda Carabta
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Ilo-wareed ka tirsan Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxay xaqiijiyeen in Madaxweyne Farmaajo uu mar...
Qaraxyo ka dhacay duleedka Balcad & faah faahin kasoo baxeysa
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Qaraxyadan oo laba ahaa ayaa waxaa ay ka dhaceen wadada xiriirisa degmada Balcad & Tuulada...