Guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in loo diiday ka qeyb-galka shirarka doorashada
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Weli waxaa Muqdisho ka taagan ismari-waaga ku aaddan doorashada xilligeedii ka dib dhacday. Shir uu...
Janan oo xaqiijiyay in uu la heshiiyay dowladda Soomaaliya kuna wajahan yahay Beled-Xaawo
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Wasiirkii Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan ayaa xaqiijiyay in uu heshiis la galay...
Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ( Wareegto)
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilkii waxaa uu ka qaaday Wasiirkii Amniga...
Kuuriyada Waqooyi oo gantaallo tijaabisay
Muqdisho, 24da Maarso, 2021Qalabka Warbaahinta Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay dhammaadki todobaadki hore...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa...
In ka Badan 10 Ruux oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay India
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Ugu yaraan 13 qof, oo badankood haween yihiin, ayaa ku dhintay shil gaari oo ka...
Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowladda Soomaaliya?
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad loo hadal haayay in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid...
Shir laga yeeshay Amniga Boosaaso kadib falal amni darro oo ka dhacay
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka Amniga...
Somaliland oo shaacisay kiisas hor leh oo ku saabsan cudurka Covid-19
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Soomaliland ayaa sheegtay in 24-tii...
Qarax Dad Ku Dhinteen oo ka dhacay Shiinaha
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wararka ka imaanaya Dalka Shiinaha ayaa sheegaya in 4 Qof ay ku dhinteen, shan kalane...