Kulanka Golaha Shacabka oo weli furmin & Xildhibaano laga celiyay
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Maanta ayaa loo balansan yahay kulan shaki badan uu kajiro oo ay yeelanayan xildhibannada Golaha...
Kenya oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka geystaan Gudaha dalkaas
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Warbaahinta Qaranka Kenya ayaa baahisay in laamaha Amniga dalkaas ay ka dalbadeen Shacabka inay u...
Ciidamo horleh oo la dhigay Koontoroolada laga galo Madaxtooyada
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya, xilli...
Dowladda Soomaaliya & Uk oo ka wada hadlay Amniga doorashada
Muqdisho, 31da Maarso, 2021Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Jabuuti?
Muqdisho, 30da Maarso, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dalka...
Kulankii Golaha Shacabka oo baaqday iyo buuq ka dhashay
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa Maanta baaqday kulankii Golaha Shacabka ee la filayay in uu ka qabsoomo Xarunta Villa...
Kulankii Golaha Shacabka oo baaqday iyo buuq ka dhashay
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa Maanta baaqday kulankii Golaha Shacabka ee la filayay in uu ka qabsoomo Xarunta Villa...
Laamaha Amniga Beledweyne oo xiray Kaaliyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay maanta xireen Cabdifitaax Xaashi...
Ugu yaraan 50 Qof oo lagu dilay Myanmar
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Ugu yaraan 50 qof ayaa lagu diley guud ahaan Myanmar kadib markii ciidamada amaanka ay...
Shir gaar ah oo u furmay Madaxda Dowlad Goboleedyada
Muqdisho, 27da Maarso, 2021–Waxaa Goordhow Shir gaar ah uu uga furmay Hotel ku yaal Xendaabka Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde...