Tirada dadka ku dhintay Shil tareen oo ka dhacay Twain oo sii korortay
Muqdisho, April 02, 2021–Ugu yaraan36 qof ayaa ku dhintey iyadoo tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen ka...
Puntland oo beenisay in Villa Soomaaliya soo qabanqaabisay Shirka berri ee Afisyooni
Muqdisho, April 02, 2021–Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo...
Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay
Muqdisho, pril 02, 2021–Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta aaladda fogaan arragga...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Turkiga
Muqdisho, April 02, 2021–Wasiirka Awqaafta iyo Arrimha Diinta Soomaaliya ayaa Magalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa uu uga...
Dalalka Sudan, Masar iyo Ethopia oo kawada hadli doona Biyo-xireenka Nile
Muqdisho, pril 02, 2021–Wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa ku kulmi doona Sabtida inagu soo...
Jubbaland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo imtaxaanka Shahaadiga ah ee Fasal 8-aad
Muqdisho, April 02, 2021–Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Khamiis ah shaacisay...
Sacuudiga oo Dhaqaale u uruurinaya Soomaaliya, Yemen, Suuriya & Falastiin.
Muqdisho, 31da Maarso, 2021–Hay’adda Gargaarka Bani aadamnimada ee Boqor Salmaan ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku damacsan tahay...
Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis iyo Magacaabis sameeyay
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii...
Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & Xubno lagu ansixiyay
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goordhow waxaa uu kulan uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...
Masar oo bilaawday baaritaanka markabkii xayiray marinka Suweys
Muqdisho, 31da Maarso, 2021—Kabtan Sayed Shesha, oo ah lataliye ka ah Hay’adda Kanaalka Suweys, ayaa wareeysi uu siiyay...