DEG DEG:-Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday Iyo Mid Cusub Loo magacaabay
Muqdisho, April 12, 2021–Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada...
Madaxweynaha Galmudug oo ka digay Muddo kororsi
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa ka hadlay xaaladda Siyaasadeed...
Diyaarad Sidda tallaalkii labaad ee COVID-19 oo soo gaartay Muqdisho
Muqdisho, April 11, 2021–Diyaarad sida 200.000 oo Talaalka Covid-19 nuuca Sinopharm Vaccine oo ay dowladda China ugu deeqday...
Dagaal markale dhexmaray Ciidamada dowlad degaanka & kuwa Canfarta
Muqdisho, April 11, 2021–Dagaal ayaa Maanta markale waxaa uu ka bilawday degaano ku yaal Galbeedka Gobolka Siti ee...
RW Rooble oo Isku-shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada
RMuqdisho, April 11, 2021–a’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku shaandheyn kooban waxaa uu ku sameeyey...
Puntland oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Maxaabiis
Muqdisho, April 11, 2021–Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka Puntland...
Mucaaradka Jabuuti oo ka hadlay guusha Ismaaciil Cumar Geelle
Muqdisho, April 11, 2021–Cabdiraxmaan Maxamed oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad, sida oo kalena soo noqday duqa...
Dowladaha Masar iyo Burundi oo kala saxiixday Heshiis Millateri
Muqdisho, April 11, 2021–Dowladda Masar ayaa sheegtay inay heshiis dhanka iskaashiga militerga la saxiixatay dowladda Burundi oo ka...
Heshiis laga gaaray Colaadda Canfarta iyo Soomaalida
Muqdisho, April 11, 2021–Waxaa Magaalada Adis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad...
Xuutiyiinta oo duqeeyey Garoomo ku yaalla Sacuudiga
Muqdisho, April 11, 2021–Afhyeenka Kooxda Xuutiyiinta Yemen, Kolonel Yaxye Sariic ayaa sheegay inay saakayto Diyarado Daroonis oo waxyaabaha...