Akhirso:- Afarta digniin ee ugu culus ee dowladda Soomaaliya loo diray
Muqdisho, April 14 2021–Beesha caalamka ayaa dhaleeceysay go’aankii ay Golaha Shacabka Soomaaliya muddo labo sano ah ugu kordhiyeen...
Dad ku dhintay Gaari qarax ku qabsaday duleedka degmada Balcad
Muqdisho, April 14 2021–Gaari Caasi ah ama Hoomeey, oo ay saarnaayeen dad shacab ah kana baxay Muqdisho kuna...
Jarmalka oo ka hadlay muddo kordhinta loo sameeyay dowladda
Muqdisho, April 14 2021–Jarmalka ayaa sheegay in qaraarka lagu ansixiyay muddo kordhinta hay’adaha dowladda Soomaaliya uu yahay go’aan...
Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaawday Tallaalka labaad ee COVID19
Muqdisho, April 14 2021–Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maanta si Rasmi ah u daah furtay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga
Muqdisho, April 14 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Amniga...
Maxkamad xukun ku riday Muwaadin Somali haysta dhalashada Sweden
Muqdisho, April 14 2021–Eedeysanaha oo lagu magacaabo Farhan Abdirizak oo 40-jir ah waxa uu ka hor qirtay Maxkamadda...
Farmaajo oo sheegay in uu darajada Ciidanimo ka qaaday Saadaq Joon
Muqdisho, April 13 2021–Madaxwaynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa S/G Saadaq Cumar Maxamed (Saadaq Joon) ka...
Midowga Yurub oo diiday Muddo kordhinta baarlamaanka kuna hanjabay tilaabo dheeri ah
Muqdisho, April 13 2021–Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga soo horjeestay tilaabadii sharci darada aheyd ee shalay...
Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka
Muqdisho, April 13 2021–Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Muqdisho, April 13 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa dalka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi...