Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay
Muqdisho, April 13 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa fariin u diray Shacabka Gobolka...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah riday
Muqdisho, April 13 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee Militirga Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku...
Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay
Muqdisho, April 13 2021–Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo...
Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay
Muqdisho, April 13 2021–Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ayaa...
Muhaajiriin ku dhimatay xeebaha Jabuuti
Muqdisho, April 13 2021–Ugu yaraan 34 qof ayaa ku dhintay xeebaha dalka Jabuuti kadib ay qalibantay dooni ay...
DEG-DEG:-Dawlada Itobiya Ooo Maxaabiis Wareejinaysa
Muqdisho, April 12, 2021–Milliteriga dalka Sudan ayaa la filayaa inay maanta oo Isniin ah wareejiyaan in ka badan...
Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay J/Hoose Iyo Faah Faahin Kasoo Baxeysa
Muqdisho, April 12, 2021–Qarax xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka dhacay degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo...
Farmaajo “Ciidanka Xoogga Waa Astaan Qarannimo Iyo Midnimo”
Muqdisho, April 12, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Ciidanka...
Qoor-Qoor:Extension of terms is impossible .
Muqdisho, April 12, 2021–The president of Galmudug state Ahmed Abdi Kariye Qoor-Qoor who spoke to the media said...
Booliska Soomaaliya & AMISOM oo howlgal ka bilaabay Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan
Muqdisho, April 12, 2021–Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo qeybta Booliska ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa bilaabay...