Madaxweynaha Somaliland oo qaabilau Wakiilo ka socda Beesha Caalamka
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabilay goobjoogayaal ka socda dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha...
Foolkaano Markale ka Qaraxday Bariga Congo
Foolkaano kale ayaa Sabtida maanta ah ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, toddobaad ka dib markii...
Xukuumadda oo faah faahisay kulankii Gollaha Wadatashiga Qaran & Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay weheliyaan Madaxda Dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle,...
Midowga Yurub oo oggolaaday tallaalka carruurta ee Pfizer-BioNTech
Ururka Ilaalinta daawooyinka ee Midowga Yurub ayaa ansixiyay talaallka Pfizer-BioNTech ee Covid19 in la siin karo caruurta da’doodu...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay heshiiskii doorashada ee la gaaray
Dowladda Jabuuti waxa ay soo dhaweyneysay heshiiskii khamiistii 27 bisha May sanadka 2021 Dowladda Fadraalka ah ee Soomaaliya,...
Kulan u socdo RW Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Wakiilada Beesha Caalamka
Waxaa haatan uu kulan uu uga socdaa teendhada Afisiyooni Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Shanta Dowlad Goboleed, Guddoomiyaha...
Puntland oo Maanta bilaawday Wajiga labaad ee Tallaalka Covid19
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah degaanada Puntland ka bilaawday wajiga labaad ee tallaalka...
Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Beesha Caalamka
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa rajo...
SAWIRO: Musharax Daahir Geelle oo ka qeyb galay xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaranka
Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne danjire Dahir Mohamud Gelle ayaa maanta ka qayb galay xafladda xiritaanka shirka...
Warmuriyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Teendhada Afisiyooni
Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha wadatashiga doorashooyinka ee mudada Afarta maalin ah uga socday teendhada Afisiyooni...