Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo
Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si...
Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay
Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah, Cabdiqaadir...
UK oo Ciiddamo Khaas ah u soo direysa Soomaaliya
250 ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee UK ayaa loo soo diri doonaa Somalia, si ay Ciiddanka Dowladda Federalka...
Kulan u socdo RW Rooble iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare
Waxaa haatan uu kulan xasaasi ah u socdaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Golaha...
Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
aliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga dalka...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
Kadib kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay uga hadleen Shirka...
Imaaraadka Carabta oo ka laabtay dhex-dhexaadinta Suudaan & Itoobiya
Dowladda Imaaraadka Carabta (UAE) waxay sheegtay inay ka laabatay Hindisaha Dhexdhexaadinta ee ay ku doonaysay in lagu xaliyo...
Shirka wadatashiga doorashooyinka oo weli ka socda Muqdisho
Shirka oo Sabtidii ka furmay Teendhada Afisyooni una dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul-goboleedyada ayaa waxaa looga...
Qaar kamid ah Madaxda dowlad goboledyada & Musharixiinta oo kulmay
Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah Hoteelada ku yaal Xeendaabka garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee...
Dowladda Somaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay dagaalkii ka dhacay Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalkii Magaalada...