Itoobiya oo hay’adaha gargaarka ku eedeysay iney hub geliyaan gobolka Tigraay
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala gobolka Tigraay inay...
Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan
Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga oo...
Ciidamo la geeyay degaan ay dilal ka dhaceen & kulamo ka bilaawday
Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad General Mascuud Maxamed Warsame oo ay wehlinayaan maamulka degmada Guriceel iyo Ugaas...
Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka ay...
Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday
Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa khilaafka...
Xiisad ka taagan duleedka degmada Matabaan & dil ka dhacay
Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay duleedka...
Kenya oo fasaxday Diyaaridihii tegi jiray & kuwii uga imaan jiray Soomaaliya
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya loona soo diray Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxa lagu...
Dowladda oo sheegtay in aysan jirin Ciidamo Soomaaliyeed oo ka dagaalamay Itoobiya
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid qaar kamid ah Waalidiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in Carruurtooda...
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo wada-hadallo la furaya Iiraan
Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, oo garowsaday in dib loo soo nooleyn doono heshiiski Nukliyeerka Iran ee ay...
Dowladda Soomaaliya oo bilaawday qeybta labaad ee tallaalka COVID19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka...