Bajaajleey xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho
Qaar kamid ah wadayaasha Bajaajta ee ka Shaqeeya gudaha Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay Maanta ku dibadbaxeen Aaga...
Deni oo sheegay inay kordhinayaan la dagaalanka Al-Shabaab & Daacish
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada...
Guddoomiye & kuxigeenkiisa oo loo doortay Magalada Berbera
Magaalada Berbera ee degaannada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyad aoo ay gobjoog...
Xildhibaano RW Rooble u gudbnaya cabashada Waalidiinta Carruurta ku maqan tahay
Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa waxaa ay shaaciyeen in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble u...
Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo goordhow furmay
Waxaa Goordhow Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe ka bilaawday munaasabadda furitaanka Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Maamulka...
Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah yeelanaya
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa in Maanta oo Talaado ah...
Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa
Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso...
Madaxweyne Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka...
Dhul Gariir cabirkiisu yahay 5.2 oo ku dhuftay Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Biyaha Soomaaliya.
Dhul gariir Cabirkiisu yahay 5.2 (magnitude) ayaa ku dhuftay Qaybo kamid ah Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Xeebaha...
Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray
Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa sheegay in dhibaatooyin farabadan lagu qabo dadka ku ganacsanaya...