Guddoomiyaha Mandheera oo sheegay inay kordheen weerrarada Al-Shabaab
Guddoomiyaha Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay in dhibaato dhanka amniga ah ay...
Booliska Mombasa oo baaraya kiiska dilka Gabar Soomaali ah
Booliiska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan...
40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland
Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay...
Khilaaf ka dhashay doorashada gudoomiyaha degmada Laascaanood
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa sheegay in dib loo dhigay Kalfadhigii golaha deegaanka cusub ee magaalada Laascaanood oo maanta...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wada hadlay horumarinta xiriirka labada dal
Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa dhiggiisa Azerbaijan Jeyhun Bayramov kulan gaar ah kula yeeshay Magaalada...
Dacwad hor leh oo lagu soo oogaayo Madaxweynihii hore ee DDSI
Xafiiska xeer ilaalinta dawlad deegaanka Soomaalida Dalka Itoobiya, oo muddo wadday baadhitaan ku saabsan tacaddiyadii iyo gabboodfalladii ka...
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis sameeyay
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 17 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka...
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay 17 Xubnood ee Golaha degaanka Hargeysa
v Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan dardaaran iyo duco ah la qaatay 17-ka xubnood ee...
Dalalka Khaliijka oo soo jeediyey dalab ku saabsan wada-hadallada Iran
Dalalka Khaliijka ayaa Arbacadii sheegay inay halis noqon doonto in wada-hadallada quwadaha caalamka ay kula jiraan Iran ee...
Wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo maanta laamigii lagu bilaabay
Waxaa maanta bilaabmay Dhismaha wadad Isku xirta Muqdisho iyo jowhar taas oo ay dhiseeso dowlada qadar.Waa wadadii labaad...