Golaha guurtida Somaliland oo ansixiyay xeer cusub
Golaha guurtida ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa manta ansixiyay xeer ogolaanaya in la furo...
Shariif Sh.Axmed: “Waa in aan waqti ku bixinno qancinta Walaalaha Waqooyiga”.
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta waxa uu ka hadlay muhiimadda ay...
Somalia oo buuxisay qeybta ugu badan qodobada Axdi qarameedka xuquul Insaan ee QM
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay...
Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaana uu...
Qaraxyo lala eegtay mas’uuliyiin ka tirsan Puntland & khasaaro ka dhashay
Qaraxyada oo laba ahaa ayaa waxaa duleedka Deegaanka Bali dhidin ee Gobolka Bari lagula eegtay gaadiid ay la...
Farmaajo oo Maanta Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur ee Magalada Muqdisho
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u...
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in la kordhin doono howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka hadlay howlgallada Ciidamada dowladda ka wadaan degaannada...
Farmaajo” Siyaasiyiinta Soomaalida waa daneystayaal ee Dhalinyarada hakacaan”
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 26-ka June ayaa ka...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Taageerayaasha Farmaajo ayaa weli ku jira guddiga doorashada”
Wuxuu intaas ku daray in ku dhowaad 20 ruux oo taageerayaasha Farmaajo ah, iyo tobaneeyo dharcad ah ayaa...
Xisbiga WADANI oo Xukuumadda ku eedeyay inay faregelin ku heyso doorashooyinka Magaalooyinka
Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu faro-gelin ku hayso...