Guddiga doorashooyinka Maamulka Puntland oo guddoon doortay
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka...
Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban
Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka dhacday...
Maxaa looga hadlay Kulan Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle ku yeesheen Beledweyne?
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) ayaa maanta shir gudoomiyay...
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo faah faahiyay khasaaraha dagaalka G/Galgaduud
Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada dawladda iyo in ka badan 15 ka mid ah Al-Shabaab...
Falastiiniyiinta oo billaabay inay ku dibad-baxaan Madaxweyne Cabaas
Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa Sabtidii isugu soo baxay magaalada Ramallah ee Daanta Galbeed ee la haysto, ayaga oo...
Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo Guddoon dooranaya
Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha gudiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed &...
Wariye lagu xiray Magaalada Beledweyne
Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Maanta xireen Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale (Diini)oo...
Diyaarad Milliteri oo ku burburtay Filibiin iyo khasaaro ka dhashay
Diyaarad Xamuul oo nooceedu ahaa C-130 Hercules ayaa saakayto ku burburtay Koonfurta dalkaasi.Ugu yaraan 85 Askari ayaa saarnaa...
Wafdi ka socda Puntland oo gaaray Bandar-Bayla
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Cabdiweli Mire Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer shaqo...
Somaliland oo xayiraada ka qaaday Diyaaradaha Fly Dubia
Xukuumadda Somaliland ayaa fasaxsay Shirkadda Diyaaradaha Fly Dubia sida uu Warbaahinta u sheegay Cumar Sayid, Maareeyaha Hay’adda Duulista...