Puntland oo Galmudug gaarsiisay Gurmad la xiriira la dagaalanka Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maamulka Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo Galmudug...
Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtaxaanka Fasalka 8aad
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose...
Golaha ammaanka oo canbaareeyay dilkii madaxweynihii Haiti
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise.Golaha...
Puntland oo Maanta ku dhawaaqeysa Natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in Maanta oo Khamiis ah ay shaacin...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga ayaa...
Kenya oo xal raadinaysa afduubka ku soo badanaya
Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay sheegeen inay...
SAWIRO:-Mareykanka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay dowladda Soomaaliya
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika o loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Maanta oo talaado ah waxaa Taliska Ciidanka...
Puntland oo dib u dhigtay doorasho laga qaban lahaa Saddex degmo
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca ah...
Afar qof oo ku dhimatay Kaawo kusoo duntay Magaalada Muqdisho
Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa ku geeryootay halka mid kalena uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii...
Hoggaamiyaha Maleeshiyaad ay taageerto Iiran oo u hanjabay Mareykanka
Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu ka aargudan doono dilkii ay...