Guddiga dib u heshiisiinta oo ay ka maqan yihiin xubnaha Jubbaland oo gaaray Garbahaarey
Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo waxa gaaray guddiga dibu heshiisiinta ee ka socda maamul goboleedyada xubnaha ka...
Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay dagaal degaan ku yaal duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan...
Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu iska caabin doono Kooxda TPLF
Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta wacad ku maray inuu iska caabin doono weerarada “cadowga” Ethiopia, kadib...
Shir laga yeeshay Amni darrada kajirta Magaalada Marka
Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Maanta ka qabsoomay kulan ay yeesheen guddiga amniga Magalada,...
Xafiiska Xuquuqul Insaanka Somaliland oo ka hadlay kufsi & dil ka dhacay Hargeysa
Xafiiska Xuquuqul Insaanka ee Somaliland ayaa qoraal ay ku baahisay barta twitter-ka ku sheegtay inay ka xuntahay kufsi...
Taliye Biixi oo socdaal ku tegay degaan ay sheegteen inay la wareegeen Al-Shabaab
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeeray tuulada...
Dalalka ay ka socdaan Ciidanka AMISOM oo ka shiray la bixitaanka Ciidankooda
Khubaro Farsamo oo ka kala socday Dowladaha Afrikaanka ee Ciiddankooda qeybta ka yihiin Hawlgalka AMISOM ayaa waxay Kulan...
Wafdi gaaray Baydhabo oo la kulmay Madaxweynaha K/Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada kumeel gaarka u ah Dowlad Goboleedka...
Qaxooti Soomaali ah oo dalka Uganda ugu geeriyooday Gaajo iyo COVID-19
Ugu yaraan 10 qaxooti Soomaali ah oo ku noolaa xeryaha qaxootiga dalka Uganda, ayaa gaajo iyo Cudurka Safmareenka...
Wariye lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb
Ciidamada Booliska Caasimadda Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta Barqadii waxaa ay xireen Wariye Farxaan Axmed Cabdi (Fiicane)...