Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo oo kulamo ka bilaabay kismaayo
Guddiga xalinta khilafaadka arrimaha gobolka Gedo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee...
Feysal Cali Waraabe” Waa sharci darro xildhibaanadii heshiiska la galay xisbiga Kulmiye”
Guddoomiyaha xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay inuusan waxba ka jirin heshiis shalay magaalada Hargeysa...
Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Khamri farabadan
Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa howlgallo kala duwan oo ay sameeyeen ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Khamri farabadan...
Jubbaland oo Magacaawday Guddi Cusub ( Warsaxaafadeed)
Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubbaland.Magacaabistaan...
Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug
Tababarkan oo mudo 45-maalmood ah magaalada Dhuusamareeb uga socdey Ciidamada ka howlgala Saldhiga Booliska Caasimadda iyo Ciidamada Birmadka...
Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha waddo dhibaato lagu qabay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolla Baay, iyada...
Kuuriyada Koonfureed oo bilaawday inay Ciidankeeda kala baxdo Xeebaha Soomaaliya
Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa bilaawday in daad-gureyso Ciidamadeeda la dagaalanka burcad Badeeda Soomaalida ee ku sugan qeybo kamid...
Ciidamada Dowladda & kuwa Galmudug oo la wareegay Bacaadweyne
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, kuwa Galmudug oo ay wehlinayaan dadka degaanka oo hubeysan ayaa dib ula...
Wasaaradaha Waxbarashada DFS & Dowlad Goboleedyada oo heshiis kala saxiixday
Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah...