Madaxweyne ku xigeenka Malawi oo musuq-maasuq dartii xabsi loogu taxaabay
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Saulos Klaus Chilima, Madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo tababar loo soo xiray
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar...
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Golaha Wasiiradda ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA)
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo Danjiraha...
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa kormeerey difaacyada ciidamada gobolka...
Koror ku yimid tirada kiisaska COVID-19 ee waddanka Shiinaha
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Saraakiisha Caafimaadka Shiinaha ayaa maanta sheegay, in Jimcihi shalay la diiwaangeliyay ilaa 35,183...
Ciidamada Kurdiyiinta oo hanjabaad diray ka dib weerar uu Turkiga uga jawaabay qaraxii Istanbul
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka Ciidamo...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo Jab culus ka soo gaaray dagaalkii shalay ay ku qadeen magaalada Qaayib
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka weerar...
Axmed Rashiid: Askariga Dharcadka Caan ka Ahaa Islii oo loo haysto dad uu laayey Maxkamadna Lasoo Taagay
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Askari ka tirsan booliiska Kenya oo caan noqday ka dib markii muuqaallo lagu duubay...
Imaaraadka Carabta oo soo saaray amar cusub oo lagu Caawinaayo Soomaaliya
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan oo ah guddoomiyaha hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka...
Dacwad oogayaasha dowladda Comoros oo ka codsaday maxkamada in xabsi daa’in lagu xukumo madaxweynihii hore ee dalkaasi oo lagu eedeeyay khiyaano qaran.
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Dacwad oogayaasha dowladda Comoros, ayaa ka codsaday maxkamad in xabsi daa’in lagu xukumo madaxweynihii...