Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo laga hirgaliyeen Degmada Cadale
. Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka...
Madaxweynaha Ruushka oo la kulmay waalidiin hooyooyin ah ee caruurtooda ka tirsan askarta Ruushka ee ka dagaalamaya gudaha Ukraine
. Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa u sheegay koox waalidiin hooyooyin ah “inuu la...
Iska hor imaad u dhaxeeyay taageerayaasha dowladda Iran iyo dad kasoo horjeeda oo mudaaharaadayay, oo ka dhacay ciyaartii shalay
. Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Iska hor imaad u dhaxeeyay taageerayaasha dowladda Iran iyo dad kasoo horjeeda oo...
Qof rakaab ah oo laga waayay markab dalxiis oo marayay gacanka Mexico oo la badbaadiyay kadib in ka badan 15 saacadood oo uu badda ku dhex jiray
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Qof rakaab ah oo laga waayay markab dalxiis, oo marayay gacanka Mexico, ayaa la...
Kismaayo oo lagu xiray saddex oday dhaqameed oo ugu caansan deegaanada Jubbaland kuwaas oo la heshiiyay Al-shabaab
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Maamulka Axmed...
Wasiir kuxigeenka warfaafinta oo sheegay in inta u dhaxeysa Aadan Yabaal iyo Mahadaay lagu dilay boqol ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalka ka dhacay inta u dhaxeysa Aadan Yabaal iyo...
Hogaamiyaha ruuxiga Iran oo ammaanay ciidamadii ka hortagay dibadbaxyada
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayalollah Cali Khamenei, ayaa ku amaanay maleeshiyaadka Basij doorkooda...
Mareykanka oo mamnuucay qalabka ay soo saaraan shirkado Shiinaha laga leeyahay
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Mareykanka ayaa mamnuucay iibinta iyo soo dejinta qalabka cusub ee ay soo saaraan shirkadaha...
Salima Mukansanga oo taariikh ka sameysay Koobka Adduunka
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Khubarada kubadda cagta ayaa sheegaya in Afrika ay si farxad leh u xasuusan...
Booliiska Somaliland gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil ka dhacay gudaha magaakadaasi
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Taliska ciidamada Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin ku...