Isku aadka wareegga 16-aad ee Champions League oo la sameeyey
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Liverpool ayaa fursad u heli doonta inay ka aargudato Real Madrid oo xilli cayaareedkii...
Wararkii Ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Alshbaab ku Qaadeen Deegaanka Qaayib iyo Meydad Daadsan Qaayib
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Maleeshiyada AS ayaa saakay dagaal culus kusoo qaaday deeganka Qaayib ee gobolka Galgaduud halkaas...
Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo farriin culus u dirtay duuliyayaasha shaqo joojinta sameeyay
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways, ayaa ku hanjabtay inay bilaabayso tallaabo ka dhan ah...
Wasiirka arrimaha gudaha Axmed Macallim Fiqi Oo Ka Qeyb-Galay Caleema Saarka Guddoomiyaha D.Xudur
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi...
Wiil la dhashay guddoomiye ku xigeenka labaad ee BF oo lagu dilay Muqdisho goor dhawayd
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Faahfaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya dil qorsheysan oo ay barqanimadii maanta dabley...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga La-dagaallanka & Ka-hortagga Maalgelinta Al-shabaab
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka...
Khilaaf ka dhashay markab tahriibayaal sidday oo loo diiday inuu galo Talyaaniga
Isniin: NOVEMBER 6, 2022 Dowladda cusub ee midigta adag ee Talyaaniga ayaa 35 nin ka hor istaagtay inay...
Al-shabaab oo weerar ku qaaday saakay Qaayib oo 30km u jirto Degmada Baxdo ee Duleedka Cadaado
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ciidanka xooga iyo dadka deegaanka...
Shirka Cimilada Adduunka oo maalintii labaad ka socda dalka Masar
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar waxaa maalintii labaad ka socda shirweynaha 27-aad ee...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarka ay saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhig militeri magaalada Qaayib ee degmada Baxdo
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in milatariga Soomaaliya iyo Dadka degaanka ay Al-Shabaab...