Al Shabaab oo xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka Soomaaliya gobolka Gedo.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka...
Dagaal culus oo ka qarxay Hiiraan saakay iyo wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalkaas Alshabaab oo Deegaano lagala wareegay
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu dib...
Qasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay oo soo kordhaya
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa laba qarax oo xalay ka dhacay caasimadda...
Ciidamada Xoogga oo sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta u dhaxeysa Gobolada Shabeellada Hoose iyo Hiiraan.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Ciidamada Xoogga ayaa sheegay in la wareegeen tuulooyin hor leh oo ku yaalla inta...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay khasaaraha qarax lala beegsaday Xero Nacnac
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Taliska Ciidanka Xoogga dalka ayaa faah-faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax uu fuliyay...
Wadaad Hindu ah oo xagjir ah oo lagu toogtay waqooy galbeed dalka Hindiya.
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wadaad Hindu ah oo xagjir ah ayaa lagu toogtay waqooy galbeed dalka Hindiya. Wadaadkan...
Pope Francis oo loogu soo dhaweeyay fagaaraha qaranka ee dalka Baxreyn, waxaa halkaa ku sugnaa bulshada Kiristaanka ee ku sugan Baxreyn
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Pope Francis ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay fagaaraha qaranka ee dalka Baxreyn, waxaa...
Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka oo isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Cod-bixiyayaasha dalkan Maraykanka ayaa isku diyaarinaya doorashada Xiliga dhexe ee loo yaqaano Midterm-ka, taasi...
Wasaaradda Beeraha XFS Oo Shan Kun Dollar Ku Wareejisay Guddoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wasaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Asad Cabdirizaq...
Labo macdan qodeyaal ah oo muddo 9 maalmood ah ku dhex go’doonsana god macdanta Zinc laga qoto oo lasoo badbaadiyay
Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Labo macdan qodeyaal ah oo muddo 9 maalmood ah ku dhex go’doonsana god macdanta...