Ciidamo ka tirsan Beesha Duduble oo ka ruqaansaday Dhuusamareeb oo Xalay gaaray God Shilling oo kaabiga ku haya degaanka Xiindheere ee Gobolka Galgaduud.
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Ciidamo ka tirsan DF oo ka soo jeeda Beesha Duduble oo shalay ka ruqaansaday...
Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka Cimilada Adduunka
. Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka...
Gudoomiye Madaale oo Shaaciyay in Shabaabkii laga Soo saaray Gobalada Ay Muqdisho Soo buux dhaafiyeen
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka tirsan...
Dhalinyaro TikTok ku aflagaadeyay mas’uul dowladeed oo lagu riday xukun aaney fileyn dalka Nigeria
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Laba nin oo ka mid ah dadka isticmaala barta TikTok ee dalka Nigeria ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre oo u ambabaxay dalka Jabuuti
Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta u...
Taalibaan oo soo bandhigtay sawirka qabriga aasaasaha Ururkaasi Mullah Muxamed Cumar.
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ayaa soo bandhigay sawir ay ku sheegeen inuu ahaa...
Gudoomiye Axmed Daaci oo la hadlay warbaahinta dowladda oo shaaciyay in qorshaha howl-galada gobolka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Gudoomiye Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay in...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ka hadlay hanaanka loo daaweynayo dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen qaraxyadii Soobe 2.
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 – Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka hadlay hanaanka loo daaweynayo dadkii ay...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay Ceelberde
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Degmada...
Filand oo sheegtay inay joogteyneyso garab istaagga dadka iyo dowladda Soomaaliya
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka...