Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysey eedo ka yimid Sheekh Shariif
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysey in ay warbaahinta dowladda ka joojisay baahinta khudbadii uu shaley baarlamanka ka...
Taliyaha CXDS oo booqday Kulliyadaha tababarka Ciidamada dalka Qatar
Doxa — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka la...
Shirka horumarinta kalluumeysiga oo ka furmay Kismaayo
KISMAAYO — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka...
Delegations from the Arab League arrive in Mogadishu
Mogadishu – The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia welcomed two...
Golaha Ammanaka oo ka dooday arrimaha Soomaaliya
NEW YORK — Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ka dooday arrimaha Soomaaliya. Kulankaasi waxaa diblomaasiyiinta khudabadaha ka...
‘Losing our language, traditions’: Growth in Somali culture programs aims to address second-generation language loss
As the U.S.-born Somali population grows, parents worry that English-speaking children are disconnected from community, heritage. Salom Abdulle...
Minnesota man charged for aiding ISIS, threatening attack on New York
A Minnesota man was charged Friday with providing and conspiring to provide support to ISIS and threatening to...
Ra’isulwasaare Xamse oo booqday Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga...
Golaha Ammanaka oo maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya.
NEW YORK — Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya. Kulankaasi waxaa diblomaasiyiinta khudabadaha ka...