MW Xasan Sheekh oo bogaadiyey heshiiska tayeynta CXD ee ay wada saxiixdeen Soomaaliya & Mareykanka
Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta...
Erdogan oo ballan-qaaday in Turkiga uu difaaci doono Soomaaliya
QAAHIRA — Madaxweynaha Turkga Recep Tayyip Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa ballan qaaday in Turkigu...
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay ka mid tahay horumarrada dhanka hawada Soomaaliya
Muqdisho — Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu ciribtirayo...
Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka
Muqdisho — Kulanka 12-Aad ee wadajirka oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo
Kismaayo — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si...
Gabar ku shaqaysata xirfadda dallaalnimada markii ay shaqo ku waysay aqoonteeda
Sacdiyo Xasan Maxamed oo 24 jir ah waxay nolosha qoyskeeda ka maareysa shaqo dallaalnimo oo ay ku dhiiratay,...
Mothers’ agony as refugee youth exit Dadaab on migration routes
Somali refugee, Halimo Yusuf Shire, is sick with worry about her 24-year-old son, Yasin, whom she last saw...
Hay’adda duulista Soomaaliyeed: Waxba iskama beddelin maamulka hawada
MUQDISHO — Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in aanay waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya,...
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayo maaraynta gargaarka
Muqdisho — Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Md. Saalax Cabdi Jaamac ahna ku simaha Ra’iisulwasraaha XFS ayaa maanta xarunta...
Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland oo ka horyimid is-afgaradka Itoobiya
HARGEYSA — Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii hore...