RW Kheyre oo la filaayo in uu taggo Hobyo
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo booqday deegaannada gobalka Gedo ee fatahaaduhu saameeyeen
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 — Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed...
Guddoomiyaha G/Benaadir oo la kulmay Danjiraha Norwey u fadhiya Soomaaliya.
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan...
Xildhibaanada Aqalka Sare oo Cabasho ka ah Madaxtooyadda
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Qaar ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...
Madaxda Dalalka deriska la ah Soomaaliya oo maanta ku shiraya Nairobi
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Waxaa lagu waddaa in maanta oo Axad ah uu dalka...
AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo kulanka golaha shacabka ee maanta
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta lagu waddaa in ay Magaalada...
Dowlada Kenya oo ka hadashay qarixii ka dhaccay Dhoobleey
Muqdisho | QOL | May 07, 2018 – Dowladda Kenya ayaa Faahfaahin ka bixisay qarax xooggan oo lala...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Markii Ugu Horreysay Xabsiga Uu Ku Xiran Yahay Ku Booqday C/Kariin Qalbi Dhagax
Muqdisho | QOL | May, 05, 2018 — Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa Xabsiga uu Adis-Ababa uga xiranyahay ku Booqday...
Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha
Muqdisho | QOL | May 05, 2018 — Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee...
Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo gaaray Heshiisyo muhiim ah.
Muqdisho | QOL | May, 05, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, oo ka...