Ammaanka Xarunta Aqalka Sare Oo Laga Deyriyey
Muqdisho | QOL | May 5, 2018 – Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Deeq gaarsiiyey Qaar kamid Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Caasimadda.
Muqdisho | QOL | 05 Maajo, 2018 — Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng....
AMISOM oo ka walaacsan diyaargarow la’aanta Milatariga Soomaaliya
Muqdisho | QOL | May 5, 2018 – Qaraar ka soo baxay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey Bishii September...
Taliyaha Xoogga Oo Maanta Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Ilaalada Madaxtooyada
Muqdisho | QOL | May 5, 2018 – Wasiir ku-xugeenka Gaashaandhigga Soomaaliya C/llaahi Colaad Raable iyo Taliyaha ciidanka xoogga...
XFS iyo Galmudug oo iska kaashanaya Xarun lagu dhaqan celiyo Dhalinyarada ka baxda Al-Shabaab.
Muqdisho | QOL | May 5, 2018 – Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Agaasimaha Waaxda...
Mareykanka oo ballaariyay saldhigga Balli doogle
Dowladda Mareykanka ayaa dib u dhis iyo ballaarin ku sameysay Saldhigg Ciidanka Cirka ee Balli doogle kuna yaalla...
C/raxmaan Cirro ” Cawaaqib xun ayaa laga dhaxli doonaa Saldhigga Berbara”
C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa soo hadal qaaday Saldhigga Milateri ee Imaaraadka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii ganacsiga ee ka socday Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga uga...
Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wefdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho | QOL | May 4, 2018 – Ra”iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu...
Cabasho dadweyne oo ka dhan ah ciidan ka tirsan dowlada ee isbaarada dadban dhigtay jidka Warshadaha
Muqdisho | QOL | May 4, 2018 – Warar dheeraada oo soo ifbaxaaya maalmaahan ayaa sheegaya in dadka...