Ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan cashuurta oo looga qaado dekeda Muqdisho

Ku soo dhowaada barnaamijkii Bandhigga VOA oo ku saabsan ganacsatada Muqdisho oo ka cabanaya lacago ka baxsan canshuuraha oo looga qaado dekedda Muqdisho.

Waxaa noo soo diyaarisyay soona jeedineysa Falastin Axmed Iimaan.

Xigasho: VOA