Muran la xiriira lacago qandaraas oo ka dhex taagan Maamulka Wajiir iyo ganacsatada

WAJIIR — 

Muran ayaa u dhexeeya maamulka gobolka Wajiir ee Waqooyi Bari Kenya iyo ganacsatada qandaraasyada ka qaatay dawladda gobolka oo sheeganaya inaan la siinin lacagihii shaqooyinka ay qabteen.

Murankan iyo doodad dhinacyada, waxaa warbixintan inooga soo diray Maxamed Faarax Shire.

Xigasho: VOA

___________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia