Marin cusub oo loo raadinayo dhoofinta badeecadaha caalamka

Ganacsatada iyo shirkadaha wax dhoofiya ayaa ku dadaalaya sidii ay u heli lahaayeen waddooyin kale oo cirka, badda iyo dhulka ah, si ay u daabulaan alaabada ganacsiga ee kala duwan.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo isku socodkii badeecadaha adduunka ay saameeyeen weerarada maraakiibta maraysa Badda Cas.

Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya warbixintan.

Xigasho: VOA

__________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia