Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada oo hakiyay natiijada kursiga HOP#067 ee yaasiin farey.


Axad: November 28, 2021

Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021 ayaa soo saaray go’aan ku aadan hakinta natiijada kursiga HOP#067 oo dacwad laga soo gudbiyey.

Office Nairobi kenya