Gudoomiye Jawaari oo guddi u saaray kiiskii Qalbi Dhagax

Muqdisho | QOL | September 18, 2017 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu dambeyntii ku dhawaaqay guddi uu sheegay in loo saaray go’aanka laga qaadanayo  kiiska Qalbi Dhagax.

Guddigan oo ka kooban 15 xubnood oo dhamaan ah Xildhibaan ayaa lagu wargeliyay inay warbixin tifaftiran ka soo diyaaraan kiiskan iyo qaraarkii Xukuumadda ka soo baxay 6-dii bishan.

 

gudiga-qalbi-dhagax

gudiga-qalbi-dhagax-1

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *