Muqdisho | QOL | August 1, 2017—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sii hayaha Xilka Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha u Magacaabay Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Yare

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
______________________________________________
